Guddoomiye Mursal oo ka hadlay qaabkii looga gudbay qalaalishii Siyaasadeed

Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay qalaalisihii siyaasadeed ee todobaadyadii la soo dhaafay dalka soo maray iyo qaabkii looga gudbay. Mursal ayaa sheegay in khilaafkii jiray uu saameyn ku yeeshay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan Gudaha iyo dibada, isagoo xusay in cashar laga bartay dhacdooyinkaas. Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa intaas ku daray in … Continue reading Guddoomiye Mursal oo ka hadlay qaabkii looga gudbay qalaalishii Siyaasadeed